waa maxay shaqada dumarka



  hadan somali nahay waxaa jirta wax yala badan o aan kaga 
badalanahay dowladaha islaamka o ay ka midtahay ina ay dumarku shaqada raga qabtaan.  tusaale ahaan , waxaad mar mar badan arkaysaa hooyo somaliyeed o ganacsi samaynaysa o dalba dal uka goshaysa iyada o wax muxram ah la socon ama dukaan gadaysa 
ama maqaaxi kashaqaynaysa ayada oo an wax ku kalifay arintaas jirin.  in kastoo qaar badani dumarka ay jiraan wax yalo sababay in ay qabtaan shaqooyinka raga sababtuna tahay aabihii ciylka o howshiisa  gabay awgeed. hase ahaatee waxa lagama maarmaan ah in lagu dhaqmo waxa ay diintu nafarayso o ah in dumarku gurigooda fariistaan o raga wax ka sugaan lkn ma dhicin.  marka manta waxaan jeclestay in aan arintaan fikarkena ka dhiibano hadaan nahay dhalinta somaliyeed.   ma xaa kaqabtaa in dumarka shaqada raga gutaan